var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Goodax: “Xildhibaano aad u yar ayaa Mooshinka lagu xantaa”

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Goodax Barre oo waraysi siitey Telefishanka Universal ayaa ka hadley wararka la isla dhexmaraayey ee sheegaya Xildhibaano Mooshin wada.

 

Xildhibaanad goodax ayaa waraysigiisa ku faahfaahiyey shaqooyinka horyaala barlamaanka, mooshinada xukuumadda laga keeno, hanka shacabku ka qabaan barlamaanka 10aad iyo faragelinta dalalka shisheeye.

“…… Xukuumadda hadda jirta mushahar kuma baaqdo, ee ma intaas ayaa mooshin looga keenayaa in ay musharkii bixiyeen……”

Kalfadhiga Labaad ee Barlamaanka ayaa lagu wadaa in uu furmo 8 Luuliyo.

Daawo waraysiga:

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: