var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Goobaha Ay Al-Shabaab Ka Taliyaan Oo Tartan Cajiib Ah Lagu Qabtay Maalinta Ciida

Ilwareed Online

Munaasabado loogu dabaal degayo ciidul adxaa ayaa ka kala dhacay deegaanada ay ka taliyaan kooxda argagixisada Al-Shabaab, waxaana tartamo hadiyado lagu bixinaayo ay kooxdaasi u qabatay dadka ku cool degmooyinka ay ku sugan yihiin kooxdaasi.

Degmada Saakow ee gobolka J/dhexe ayaa tartan xarig iiid ah iyo kuwo kale ay kooxda Al-Shabaab soo abaabushay u qabteen dadka deegaanka, waxaana haddiyado qaali ah lagu guddoon siiyay degmadii guuleystay.

Haddiyaha ay ay heleen dadka guuleystay ayaa waxaa ka mid ahaa digaag iyo haddiyado kale oo qaali ah, taasoo dadka ka qoslisay markii looga dhigay kedis.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.