Garoonka Diyaradaha Hobyo oo Toos u Bilaabay Dulimaadiisa

Magaalada Hobyo gaar ahaan dhanka garoonka diyaaradaha Waxaa ka dagtay Diyaarad Toos uga bilowday duulimaadyada hawada.