var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Gabar Soomaaliyeed loo xiray Weerarkii Riena NightClub Istanbuul

Sida ay sheegeen qaar kamida Idaacadaha Turkiga ,  gabar Soomaaliyeed ayaa kamida Afarta qofood ee lala’qabtay  Masharipov, oo ahaa Ninkii kadambeeyay weerarkii #RienaNightClub Istanbul  habeenimadii Sanadka Cusub 2017kii

 

Afartan qofood ee laxariy ayaa kala ah hal nin oo heesta dhalashada Kyrgyz, saddexda dumar ayaa iyagana lagu sheegay dhalashadooda dalalka, Senegal, Egypt iyo Somalia.

 

Raggan dambiilayaasha ayaa Dumarkan Afrikanka ka dhiganayay gabaad si aynan laamaha amaankula usoo helin xogtooda saxda ah ,

 

ku dhowaad 150’000’$ boqol iyo Konton kun Doolarka maraykanka Lacag gaaraysa ayaa laga soosaaray gurigaasi,

 

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: