Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Feysal Cali Waraabe: “Waan toogan lahaa Coldoon…” +*Daawo*

Hoggaamiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa Wareysi uu siiyey Telefishanka Universal TV waxaa la weydiiyey xarriga wariye Cabdimaalik Coldoon.

Faysal Waraabe ” Aniga hadaan ahaan lahaa waan toogan lahaa…, Ma ninka heesta ammaanta u qaadday Farmaajo, ammaanka wixii khatar ku haya waan xiraynaa…” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

HALKAN KA DAAWO

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...