var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Faysal Cali Waraabe “Shirka Londonka waxaa looga hadlaya hubka Soomaaliya, waa inaan indhaha kala qaadnaa…”

0

Faysal Cali waraabe ayaa si layaab leh uga hadlay Shirka Bishan aynu Ku Jirno Lagu Wado in Soomaaliya Loogu Qabto magaalada London ee Dalka Ingriiska,

Wuxuuna ka hor yimid in Dawladda Soomaaliya laga Qaado Cunaqabataynta Hubka ee Saaran, Isagoona Shacabka maamulka Somalilnad ugu Baaqay inay Hub iibsadaan.

“Hadii Cunaqabataynta Hubka laga qaado, Soomaali way isku dilaysaa, Inaga Khatar ayuu inagu Hayaa, Waa inaynu Inagu Iibsanaa Hub, Beelo ayaa qaadanaya Hubkaas, Waa Tii Marko ka dhacday, waatii Baladwayne Ka dhacday, Dad magacii Soomaali wata ayaa Beelo Hubka u Adeegsanaya” Ayuu yiri.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.