var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Falanqeynta Maanta: Maxay tahay Sababta Gaariga dadka loogu laanayo

Markaad maqasho waxaa dhacay Fal argagixiso ah oo lagu xasuuqay shacab waxaad markiiba saxaafadu isticmaalaysaa falka waxaa fuliyey Qof muslin ah.

Weerarkan maanta dhacay ee uu Gaystay hal qof oo gaari jiirsiiyey dad badan oo marayey buundada u dhaw xarunta Baarlamaanka ee magaalada London oo la yiraahdao Westminster.

Ninkan ayaa kadib gaariga ku dhuftay darbiga goobta laga galo Baarlamaanka isagoona mindi ku weeraray askarta halkaasi illaalada ka ahayd.

Sidey warka lagu helayo ugu yaraan 20 qof ayaa weerarkan ku dhaawacmay kuwaasi oo intooda badan marayey buundada u dhaw Westminster, waxaana goobtaasi ku dhintay 2 qof. Arinkan laga argagaxay ayaa cabsi baden ku abuuray. Dhamaan wafanka uk iyo Qaarada yurub waxaa la shergayaa in hal askari oo ahaa illaalada xarunta ayaa dhaawac u geeriyoodey

Wadanka ingiriiska ayaa waxaa ku nool 350.000 oo soomaaliya oo dhamaantood hadii la dhibaateeyo dadka musliska ah iyagu la kulmayaan dhibaato baden

waxaa kaloo dhibaata la kulmaya hadii la yiraah falkan waxaa Geeytay Qof muslim ah Duqa ama Gudoomiyaha magaalada london mayor Sadiq. Ilahay waxaan ka Barya in Fidnadaa dhacdey sharkeeda ilahay dhaadiyo dadka sida Nabada ugu nool wadanka uk.

Maxamed caalim

AKHRISO  Madaxweyne Cosoble oo ka digay wax ka badelka Dastuurka

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: