var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

FAA’IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE TIMIRTA LAGA HELO

Timirta Dawanimadeeda waxaa isku raacay Qur’aanka iyo Cilmi Sayniska, waxaana laga helaa Fiitamiino, Macdan iyo Borotiino.

Sidoo kale waxaa laga helaa Sokorta Miraha , macdanta laga helo Timirta waxaa kamid ah : Magnessium, Sulphur, Potassium, Phosphorous iyo Cholorine.

Timirta waxaa ka buuxa Fiber kaas oo u kala baxa 2 nooc oo kala ah 1. Fiberka Milma 2.Fiberka aan Milmin, Cholestrolka ayuu yareeyaa Fiberka Milma, halka Fiberka aan Milmin uu ka hortago calool fadhiga, Timirta hadii aad cunto calooshaada oo baahan waxa ay dileysaa Dulinka iyo Gooryaanka.

Calcium iyo Megnessium waxa ay xoojiyaan lafaha, koritaanka lag dhabarta iyo isu dheeli tirka qaabka lafaha jirka, Iron dhiiga ayey sifeysaa, halka Sulphur ay ka yareyso Elerjikada,

Timirtu waxa ay kordhisaa miisaanka 1 KG oo Timir ah waxaa laga helaa 300 Calories.

By. Muse Mohamed Osman.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: