var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

FAAHFAAHIN: Qarax is miidaamin oo ka dhacay wadada u dhaxeysa Tiyaatarka iyo guriga hooyooyinka + Sawirro

0

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax xoogan oo maqribnimadan ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Kontoroolka Tiyaatarka.

Qaraxan ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qaraxa laga soo buuxiyay, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka.

Saraakiisha ammaanka ayaa xaqiijiyay Qaraxan in ay ku geeriyoodeen ku dhowaad 10 Qof oo isugu jira askar iyo dad shacab ah, waxaana ku dhaawacmay tiro intaasi ka badan.

Dadka Degaanka ayaa sheegay Gaariga Qarxay nuuciisa in uu ahaa Hoomey ama Caasi, kaasi oo laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, balse weli saraakiisha ammaanka ma sheegin nuuca Gaariga Qarxay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.