var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ethiopia Gobolka benishangul gumuz waxaa lagu khasbay dadka deegaanka inay weeraraan xoogaga iska caabinta

 

Degdeg:- Ethiopia  Gobolka benishangul gumuz waxaa lagu khasbay dadka deegaanka inay weeraraan xoogaga iska caabinta waxaana buurta layiraahdo (dhismaha cirka) ay dhigtay tplf radar laga hago dhaq dhaqaaqyada ciidamadu kawadaan deegaanka benishangul .

Isku dhac dhex maray ciidamada policeka benishangul iyo federal police ayaa ka bilawday marki askari policeka benishangul ah si xun 11 askari oo federal police ahi udileen kuwaas oo marki dilka gaysteen woyanahu (Tigreega )ubadalay deegaano kale si xiisada udamiyo lkn taasi xal ma noqon ciidamadiina waa kala jabeen qoloba meel bay fariisin kadhigteen dhufayskana ka qoteen waxaana dadka degaanku sheegeeen inay kabaqahayaan labadan ciidan ee woyanaha dhexdoodu inuu dagaal kharaar ka dhex maro.

Weerar ay xalay qaaden xoogaga iska caabinta ee mucaaradka ah waxay ku dileen 4 askari oo federal police ah iyo 9 askari oo taqaaqay ah .

AKHRISO  Dagaal Ciidamo ka tirsan Dowladda ku dhex maray D/Warshiikh.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: