Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Dowladda Sweden oo Lix Caruura Kala Wareegay Qoys Somaali Ah

Dowlada Sweden oo Lix Caruura Kala Wareegay Qoys Somaali Ah Iyo Mudaahiraad Ay Dhigeen Jaaliyada Somalida.

Waxaa magaalada Trollhättan ee dalko Sweden ka dhacday dhacdomurugo leh in boys soomaaliyeed laga qaado lix caruur ah, isla markaos markis ay ay soomaalili farabadan oo mudaaharaad ku sameynaayey xafiiska ceyrta ee caruurta qaadatay in isla waqtigaasi ay quryaaha soomaalida u dabamareen qoysaskii mudaaharaadayey isla markii ay labo kale qoys soomaali ah laga qaato caruurtooda.

Mudaaharaadkaasi oo kali dii socda soomaalida ay ku codsanaayaan in loo soo daayo caruurta la qaaday ayaa wali war laga hamnin saxa ay ka yeelayaan qolooyinka caruurta qaadatay.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...