var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dowladda Kenya Oo Bandaw ku soo Rogtay Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab.

Wararka laga helaayo Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay bandow ku soo rogtay Xeryahaasi qaxootiga.
Kenya ayaa Ka cabsi qabta Weeraro uga Yimaada Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, Xerada qaxootiga Dhadhaab ayaa waxaa ku jira Soomaali Fara Badan oo ku nool muddo ka badan 20-sano.
Dhanka kale Dalka Kenya ayaa Inta Badan Waxaa ka dhaca Weeraro kaga yimaada dhanka Soomaaliya, kuwaasoo ay soo q aadaan Kooxda Al-Shabaab.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: