Dowladda Jarmalka oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 70-milyan oo Euro

Xasan Cali Kheyre ra’iisul wasaraaha xukuumadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.