Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka Labada dal.

Wasiirka Wasaaradda, Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka cusub ee dowlada Shiinaha u soo magacawday Soomaaliya, Mr. Fei Shengchao.Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo horumarka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline