var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dowlada itoobiya oo Kacdoon ka baqaysa ayaa Bandoow Kusoo rogtay Magaalooyinka qaar ,

Received 1429391837150791
Magaalada Awadaay oo isu socodka dadwaynaha yaraaday

Magaalada AWADAAY oo katirsan ITOOBIYA gaar ahaan dhulka Oromada ayaa gabi ahaanba Bandoow dowladu ku soorogtay,

Maagaaladan Awadaay ayaa ah Magaalo Caan ku ah Kaganacsiga Qaadka , waxayna tahay Suuqa laga keeno Qaadka ugu badan soomaaliya lagacuno ee loo yaqaano Hawadaay ,

Awadaay oo ah Magaalo inteedabadan Mashquulbadan ganacsigeeduna ku tiirsanyahay Qaadka loo iibgeeyo somaaliya ayaa Noqatay mid gabi ahaan irdaha loolaabay Goobaha ganacsiga isusocodka gaadiidka iyo dadwaynaha ,

Received 1429391823817459
Magaalada Awadaay oo Bandoow lagu soorogay

Dowlada itoobiya ayaa Cadaadis badan saartay Magaaladan oo ah isha kaliya uu dhaqaalaha ugu badan kasoogalo Dadka Oromada madaama ay Kacdoon dowlada ka dhana Ku dhawaaqeen markale ,

Qowmiyada Oromada ayaa dib ubilaabay dhaqdhaqaaq Kacdoon kadib markii dowlada itoobiya ay Xirxirtay dad badan Isugujira Siyaasiyiin, saraakiil ganacsato, kasoojeeda Qowmiyada Oromada oo ah dadka ugu badan itoobiya lehna dhulka ugu baaxada wayn wadankaasi .

Magaaladan Awadaay ayaa ah Magaalada kaganacsata iibgaynta qaadka waxayna u iibgaynjirtay Soomaaliya gaar ahaan dhulka Ogadenia, Somaliland ,Puntland .

Kacdoonka kasocda itoobiya ayaa ah mid soo bilowday sanadkii 2015 ,waloow uu aad uXoogaystay Sanadii hore 2016kii kadib markii ay Qowmiyada Amxaaradu iyaguna kusoobiireen Kacdoonkan looga soohorjeedo Dowlada Tigrayga iyagoo ku eedaynayo in ay tahay Xukuumad kalitalis ah,

Qowmiyahan kala duwan ee kacdoonka wada ayaa ku eedeeyay dowlada itooboya iyo Xukuumaduba in ay Noqatay Mid Qabiilka Tigrayga kaliya gacanta ugu jirata Maamulka dalka , hantida shacabkana Boobaysa,

W/ Q Ahmed

You might also like More from author

Comments are closed.