var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dowlada Federaalka oo Taageertay Xil Ka Qaadista Madaxwayne Cali Cosoble

Ilwareed Online

Dawlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay si cad usheegtay mowqifkeeda ku aadan waxay ka yeeleyso Arinta HirShabelle ee waayahaan xiisadeedu taagneyd.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxaa ayaa si cad loogu sheegay in la taageeray go’aankii lagu riday Cali Cabdullaahi Cosoble.

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxaa ayaa warsaxaafadeed uu ku saxiixnaa duhurnimadii lasoo saaray waxa lagu muujiyey in lagu taageeray Go’aankii lagu riday Cali Cosoble.

Waxa Golaha Wasiirada Soomaaliya sheegeen in ay ka doonayaan Madaxweyne Cusub in HirShabelle loogu soo doorto muddo 30 Cisho Ah.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.