var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Gedo

0

Diyaarado Dagaal oo laga leeyaha Dalka Mareykanka ayaa Duqeymo xoogan ka fuliyay Degaano hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Weerarkan ayaa lagu beegsaday Degaanka Daar iyo Tuulooyin kale oo hoostaga galbeedka Degmada Baardheere.

Sarkaal ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa warbaahinta u sheegay in Diyaaradaha Dagaal ay beegsadeen xarumaha Al Shabaab.

Janaraalka kama uusan hadlin hadii ay jiraan khasaaraha Al Shabaab lagu gaarsiiyay Duqeymahaasi.

Inta badan Diyaaradah Dagaalka ee Dalalka Kenya iyo Mareykanka ayaa Duqeymo xoogan ka fuliya Degaano dhaca Gobolada Dalka halkaasi oo la aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin Al Shabaab.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.