var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dhibaatada Burcadda Badaha: Puntland Ma dooneyso Bixinta Madaxfurasho

0

Isaga oo la hadlayay Laanta Soomaaliga ee VOA ayuu qaabilsanaha maamulka ee arimaha burcadda badaha waxaa uu sheegay in Puntland aysan dooneyn in madax furasho lagu sii daayo markab gacanta ugu jira koox ku sugan nawaaxiga Caluula.

Kooxda oo hubeysan ayaa markab nuuca shidaalka ah, waxaa ay ka qafaasheen xeebaha Puntland maamlmo ka hor iyaga oo dalbaday lacago madaxfurasho ah sida caadada ahayd.

Cabdirisaaq Maxamed Dirir, oo kamid ah xubnaha qaabilsan burcadda badaha ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan in dowaladaha ay u dhasheen shaqaalaha saaran markabka la afduubtay aysan bixin lacago madax furasho ah.

Xeebaha Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa in ay kamid yihiin marin biyoodyada ugu khatarta badan dunida, waxaana haatan soo badanaya shirkadaha caymiska ah ee ka howlgalaya marinka Cadan iyo guud ahaan badweybta India.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.