var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dhalinyaro kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya oo ku xiran Hargeysa

0

Magaaladda Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaa ku xiran dhalinyaro Soomaaliyeed oo aad ubadan kuwaas oo kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya.

Dhalinyaradan ayaa ku dhawaad 50 kamid ah waxaa lagu eedeeyay iney yihiin Burcad badeed, waxaana xukun kusoo riday dowlada Shishelis oo ay mudo sedex sano ah ku xakuman yihiin.

Markii loo soo weeciyay magaaladda Hargeysa, ayaa dhalinyaradan waxaa ay ku qaateen xabsi afar sano ah, waxaase lagu xakumay 25 sano, inkastoo ay sidoo kale jiraan kuwa kale oo wax ka badan 30 Sano xabsigaas ku jira.

Cabdi Risaaq Maxamed Xeyle oo kamid ah dhalinyarada ku xiran xabsigaas ayaa fariin udiray madaxweynaha DF Soomaaliya iyagoo sheegay iney doonayaan in laga soo gaaro oo laga bad baadiyo dhibaatada xabsiga ku haysata.

Waxaa ay sidoo kale dhalinyaradan sheegeen in jirdil iyo naceyb lagula kaco maadaama ay kasoo jeedaan Koofurta iyo bariga Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.