Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada : Jirdhiska dhalinyarada iyo caafimaadka ka danbeya

Fahmo oo ah isko dubaridaha barnaamijka dhalinyarada ayaa maanta waxay noo wareysan doonta laba dhalinyarado ah oo degen magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, waxayna ka wareysan doontaa muhiimada ay leedahay jirdhiska iyo faa’idooyinkiisa caafimaad.

Hanad iyo Cabdinaasir ayaa waxay magaaladaan Gothenburg ka wadaan barnaamij ku saabsan dhiirigelinta dhalinyarada dooneyso in ay jirkooda dhisaan, waxay nooga hadlayaan faa’iidada ku jirta iyo ulajeedada ka danbeysa in ay jirkooda sidii ay u dhisi lahaayeen ku baraarujiyaan dhalinyaradda soomaaliyeed iyo dhanka caafimaadka faa’iidada laga helaayo hadii uu qofka dhiso si joogto ah jirkiisa.

Waxaysiga waxaa inoo daadihineysa Fahmo Mahamud oo ah dhalinta Idaacada Somaliweyn ee Gothenburg Sweden

Halkan ka dhageyso






For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline