Contact us on [email protected] | Our headquarter KM4 Mogadishu - Somalia
DEGDEG: Weerar loo adeegsaday gaari xamuul oo ka dhacay dalka Sweden
Magaaladda Stockholm ee caasimadda Sweden waxaa goor dhow ka dhacay weerar loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah, kaasi oo geystay qasaarooyin kala duwan.