DEGDEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo mas’uuliyiin kale oo shil gaari galay

Wararka haatan ka imanaaya Magaalada Hargeysa ee Caasimada Maamulka Somali-land ayaa ku waramaya in wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Xukuumadda Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) iyo xubno la socday ay shil gaari ku galeen waddada u dhaxaysa Magaalooyinka Hargeysa Iyo Gabiley.