var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

DEGDEG: Qarax ka dhacay agagaarka Hotel Naasa Hablood2 ee magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay ka soo horjeedka Hoteel Naasa Hablood Labo ee magaalada Muqdisho.

Jugta qaraxaan ayaa laga maqlay qeybo badan oo maagaalada ah waxaana la sheegay in uu ahaa Gaari an la xaqiijin in uu goobta yiilay Ama uu socday. waxaana jira khasaare kala duwan oo ka dhashay.

Goobta uu qaraxu ka dhacaya waxa ku yal Hoteelo aad ay u Isticmaalaan Siyaasiyiinta iyo Masuuliyiinta Dowladdu waxaa kale oo ku yaal Maqaayad dadku ay ka cunteeyaaan oo aad ugu dhow Labada Hoteel.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.