DEGDEG: Puntland oo kulan la leh Al-saadicuuna bil-xaq

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in hada uu socdo kulan dhaxeeya xubno ka tirsan ururka Al-saadicuuna bil-xaq iyo masuuliyiinta Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar C/laahi Faraweyne.