DEGDEG: Koox caawa dil ka Geysatay Degmada Xamar-jajab oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Amniga ayaa Caawa Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ku qabtay Labo Nin oo Bastoolado ku Hubeysnaa iyo Gaari ay wateen,kuwaas oo Nin ku dilay Buundada Asalooti Ee Degmada Xamar-jajab Hoosteeda.