var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

DEGDEG: Dagaal Culus oo ka socda Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh/Hoose

Wararka laga helayo Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa Al Shabaab uu ka socdo Xaafada lagu magacaabo Jazeera.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Xaafada Jazeera ee Degmada Qoryooleey.

Degmada ayaa laga maqlayaa rasaas culus oo u dhaxeysa labada dhinac, hase yeeshee wararkeena dambe ayaan idinkugu soo gudbineynaa faahfaahinta.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: