var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Deg Deg: Qarax Ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Warshaddii hore Nac-naca ee Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhow ka dhacay qarax Warshaddii hore ee Nac-naca Ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, kadib markii Nin soo Xirtay Waxyaabaha Qarxa,halkaas oo ay degen yihiin Ciidan Milatari ah.
Wararka laga helaayo deegaankaasi ayaa sheegay in Nin soo xirtay Waxyaabaha Qarxa oo ku Labisan Tuutaha Ciidamada Milatariga uu Beegsaday Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa.
Dhanka kale waxaa jira Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Ciidamadii lala beegsaday Qaraxa uu fuliyay Ninka soo xirtay Dharka Milatariga Soomaaliya, iyadoo dadka ku dhintay qaraxaasi ay ku jireen saraakiil Maletery ah.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: