var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Deg Deg:- Markab laga leeyahay iraan oo Hub fara badan u soo siday Soomaaliya oo la qabtay

#Ilwareed Online – #

Markab laga leeyaya Wadanka Iran oo doonayay in si dhuumaaleeysi ah uu ku keeno Soomaliya ayaa la qabtay, Hubkaasi ayaa lagu sameeyay Wadanka Kuuriyadda Woqooyi, sida lagu daabacay Website ka Express ka ee ka soo baxa Uk.


Hubkaas loo soo waday Soomaaliya waxaa qabtay Maraakiib Qaabilsan la soocodka Cune Qabateeynta Saaran Soomaaliya ee dhinaca Hubka ah.
Dublamaasiyiin ka Tirsan Q M ah ayaa sheegay in la aaaminsan yahay in hubkaan laga soo diray Dalka Iran oo isku dayaya inuu hubeeyo Kooxaha ka dagaalama Wadanka Soomaaliya.
Markabka laga leeyahay Iran ee hubka siday waxaa Qabtay markab kale oo laga leeyahay faransiiska oo ku sugnaa Biyaha Carabiya la yiraahdo ee Dhinaca Woqooyi kaga dhagan Badweeynta Hindiya.

Dhanka kale qabashadda markabkaan Iraan laga leeyahay ee hubka u soo siday Soomaaliya Warkiisu wuxuu imaanayaa maalin kadib markii la daabacay Warbixin ay soo saareen Kooxda QM u qaabilsan la socodka Xayiradda hubka ee Saaran Soomaaliya oo ay kusheegeen in Al-shabaab ay Hub ka helaan Dalka Iraan Hubkaasna laga Soo dajiyo Deegaanadda puntland.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : #ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.