var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Deg Deg: Gudoomiye Ku Xigeenada G/Banaadir oo Saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono

Wararka aanu ka helayno maamulka G/Banaadir ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in la magacaabo Guddoomiye ku xigeenada cusub ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo bedeli donna Ku xigeenadii horay xilkaasi u haayay.


Ku xigeenada la magacaabayo ayaa ah dhalinyaro, iyadoo marki u horeysay ay ka dhex muuqato gabar xilka gudoomiye ku xigeenada loo magacaabayo.
Dhanka kale Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa loo magacaabay xilka Gudoonka Gobolka 6-dii April wareegto uu golaha wasiirada ka hor aqriyey R/wasaare Khyere, waxaana la sugayaa inuu ku dhawaaqo Ku xigeenadiisa saacadaha soo socda..

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: