var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Deg Deg: Dagaal goordhow ka bilowday wadada u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Jowhar.

Ilwareed Online –

Wararka naga soo gaaraya Balcad ayaa soo sheegaya inuu dagaal ka bilowday Wadada u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Jowhar halkaasi uu dagaal ku qabsaday ciidamo ka tirsan dowladda oo wadada loo galay.


Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay inay jidka u galeen ciidamada dowladda, waxaana dagaal uu ka socda duleedka degmada Balcad, iyadoo la sheegaya inuu jiro Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo dagaalkaasi ka dhashay.

Dhanka kale Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli ka hadlin dagaalkaasi iminka soconaya, sidoo Al-Shabaab ayaa iyana weli ka hadlin dagaalkaasi.


Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.