Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Dawlada Qadar oo isaga baxaysa ururka jaamacada carabta

Iyadoo sidaa danteedu ku jirto si ay ugu badbaado khilaafyada siyaasadeed ee ururka jaamacada carabta ku xayndaaban.

Amiirka dalka Qatar, Shiikh Tamim bin Xamad al-Thani iyo Madaxweynayaasha dalalka Sudan iyo Syria ayaa la xaqiijiyey inaysan ka qeyb geli doonin Shirweynaha 29aad ee Madaxda Dalalka Carbeed uga furmay magaallaadda Dahraan ee Bariga Sacuudiga.

Sababaha uu Amiirka dalka Qatar u qaadacay Shirka Madaxda Carbeed uga furmay Sacuudiga ayaa

Waxaa sabab u ah Khilaafka Siyaasadeed ee dalkiisa kala dhexeeya daalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxrayn iyo Masar.

Waxaa wax iska cad in dagaal dhexmari doono dawnadaha khaliijka marka waqtigiisa lagaaro.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...