Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Darwalinimada Dumarka oo Shilalka Yareeyndoonto

wasiirka arimaha gudaha boqortooyada dalka Sacudiga carbiya aa soo dhoweeye talbada dumarka loogu oglaaday ineey wadaan gadiidka qaaska loo leeyahay. dumarka dalka sacudiga oo mudo ka xayirnaa wadida gadiidka ayaa hada siweeyn usoo dhoweyee arinkaa,

maalqabaneeda Sacuudiga oo leh baaburo badan ayaa waxaa ay sababi doontaa in ay bataan gadiidka wadooyinka isticmalo. dalka sacuudiga ayaa ka badan raga tano waxaa  dhicikart in wadooyinka ya kusoo kardhaan darawalo badan.

dalalka qaliijka qaar kamid ah ayaa weli ay kajirtaa xanibada dumarka ka saaran wadiid gadiidka qaaska iyo mid dadweynaha.

 

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...