var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dagaal dhimasho iyo dhaawacba ka dhashay oo ka dhacay Duleedka Magaalada Garoowe.

Ilwareed Online

Afar qof ayaa ku dhimatay, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen dagaal saakay deegaanka Jibagale oo ku yaala duleedka Garowe, iyadoo dagaalkaasi uu salka ku Muran la xiriira arrimo dhul.


Maleeshiyaadka wada dagaalamay ayaa waxaa soo kala gaaray khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo dadka dhaawaca uu soo gaaray la dhigay Cisbitaalka Guud ee Magaalada garowe, si halkaasi loogu daweeyo .


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.