var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dagaal Al-Shabaab Iyo Ciidanka Kenya ku dhexmaray Deegaanka Hosingow ee G/Jubbada Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka J/Hoose, gaar ahaan deegaanka Hoosingow ayaa sheegaya in dagaal halkaasi uu ka dhacay, kaasi oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidanka dowladda Kenya, kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen kolonyo ka tirsan ciidanka Kenya.


Khasaare ayaa la soo sheegayaa inuu geystay khasare dhimasho iyo dhaawac, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in werarkaasi lagu dilay laba askari oo ka mid ah ciidamada Kenya, gaadiid dagaalna looga gubay.
Dhanka kale Ciidanka Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro ku qaada saldhigyada ciidamada dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya, kuwaasi oo dhoor jeer ku dagaalamay deegaano ka mid ah Jubbooyinka.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: