Dadkii u dhashay Gobolka Shabeelaha dhexe Maxaa ka khaldan

Saakay Mar aan Shaqo ka imid kana fekeraayo sababta Hormuudka Warsangili Harti uga soo muuqa la’ yihiin jiidda hore ee JABHADDA xoreynta Deegaanada Abgaal maadaama Kacdoonkaasi Ow Ayaga ka bilowday ayey indhaheygu is qabteen. waxaan riyo kula kulmay Rag badan Oo Warsangili Abgaal hormuud u ah uguna soo horeeyeen Afartaan Nin ee aad wada taqaaniin.

Waxan isla markiiba ku boobsiiyay Su’aashii awalba intaan hurdin igu jirtay, waxayna iigu kala jawaabeen:

 

GEEDI; Aniga Waqti uma haayo Macawisleey, Waxan ku mashquulsanahay Walaaleynta Labada Warsangili Waqooyi iyo midka koofureed.

XAAJI ABUKAR; Aniga macawisley mA caawi karo sababtoo ah Ragga ay la dirirsan yihiin Waxaa naga dhexeeyo Kitaabkaas.

C/QADIR COSOBLE; Aniga waqti uma haayo Macawisley sababtoo eh Waxan ahay Xildhibaan Soomaaliyeed Qabiil mA taageeri karo.

GANACSADE EENOW; Aniga waqti uma haayo Macawisleey Sababtoo eh Wax jaanis eh Oo iigu jiro uma jeedo.

La soco Qeybta LABAAD.

Xusseen Madoobe





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline