var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dab xoogan oo qabsaday mid ka mid ah Hotelada Muqdisho

Wararka  naga soo gaaraya Degmada boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa ku sheegaya in dab xoogan uu goordhaweyd ka kacay hoteel lagu magacaabo Villla Rosa oo ku yaala Gudaha Degmadaas.

Dabka ayaa lagu waramayaa in uu yahay mid xoogan islamarkaana uu sameeyay gabi-ahaabna hoteelkaasi oo ku yaala  Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Waxaa haatan socda dadaalo lagu doonayo in lagu dambiyo dabka ka kacay hoteelka , iyada ilaa iyo hadda aysan caddeyn sababta dhabta ah oo  ka dambeysay dabkan, hasa ahaatee dabka noocan oo kale ah ayaa ah mid soo laalaabta khasaarana geysta.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: