var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Dab qabsaday Suuqa Bakaaraha”+Sawiro”

0

Deb xoogan ayaa qabsaday suuqa wayn ee bakaaraha. Sida lagu soon waramayo Debkaan ayaa sameeyay qeybta Cabdalle shideeye.

Gurmad xoogan kadib waxaa lagu guleystay in la baqtiyo Debkan oo qasaare dhaqaale badan gaarsiiye suuqa,

Gaawarida dabdamiska iyo ciidamada amaanka ayaa qayb Wayn ka qaatay daminta dabkaasi, booliiska ayaa iyagana amaanka suuqa siwanaagsan usygayay maanta,

Waxaa kale oo la soowarinayaa in ay jiraan waxyeelo soo gaartay dadkii ku howlanaa deminta dabkan dhaawacyo fudud ayaana dad badan soogaaray,

 

Mahan markii ugu horreyse oo dabqabsado suuqa bakaraha. Balsa Arinkan ayaa kaduwan kuwii hore oo xili habeenimo ka kakici jiray suuqa, aadna u adkeed in la damiyo dhaqso,Walow midkaan uu bilaawday maalin cad waxaa aad loogu guuleystay sidhaqsaa in loo damiyo,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.