var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Daawo: Taliyaha Ciidamada AMISOM Gen Subagle oo tagay Cadaado

Ilwareed Online

Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxa Gelinkii dambe ee Maanta gaaray Xubno ka socda Midwoga Afrika ee AMISOM oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidamada AMISOM Gen. Subagle iyo Sarakiil kale.

Magaalada Cadaado ayaa Maalmahaan waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Madaxda Galmudug taas oo isku bedeshay xilka qaadis iyo diidmo.

Gen. Cismaan Nuur Subagle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay la kulmeen labada Garab ee xiisadu ay ka dhaxeyso isla markaana ay isfargarteen.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: