var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

DAAWO SAWIRRADA: Madaxda dowladda oo ka qeyb galay xuska 57- guuradii ka soo wareegatay asaaski Ciidanka xoogga dalka

0

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xiran Tuutaha Ciidanka ayaa ku tagay Wasaaradda Gaashaandhiga oo lagu qabtay Munaasabadda maalinta Ciidanka Xoogga.

Madaxda dowladda ayaa halkaasi waxaa   ay ka hadlay ,islamarkaana Ciidanka xoogga kala qeyb qaatay dabaal dega Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka Bisha April sanadkaan 2017 waa sanad guuradii 57-aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Xooga Dalka…Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ayaa sanadihii dambe waxa ay ka cabanayeen daryeel la’aan, iyo xaalado adag inkastoo ay intaasi dhan heystaan weli ma joojin shaqadoodi 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.