Daawo Ra’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyadeeyey geeridii Wasiir Cabaas Siraaji

Daawo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka tacsiyadeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.

Linkigan ka daawo tacsida Ra’iisul Wasaare Khayre https://www.youtube.com/watch?v=GqpSrnLqwQ8&feature=youtu.be