var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Daawo Mr. Midgaan Iyo Maansooley Suugaantii Habaarka Q.11aad

Ilwareed Online

Daawo Mr. Midgaan Iyo Maansooley Suugaantii Habaarka Q.11aad

Mr.Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye ee waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka beelwaynta guud ahaan, waa safiir beeshu ay leedahay, dad badan ayaa waxay aamin sanyihiin in Xumaan mooyaane wanaagba aanan lahayn beelaha gabooye, sidaa daraadeed waxa uu ku faanaa magaca” Midgaan” oo ah magaca loogu neceb yahay beelaha Soomaalida, wax walba ha ku qaadatee waxa uu go’aan saday inuu dhinaca wanaagsan tuso walaalada Somaliyeed ee ay qabyaaladdu ina kala gaysay. Wariye C/rashiid Cali Maalin


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.