var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Daawo: Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan “Gaalada ka hara, lix madaxweyne wax tarimee ee kitaabka qaata…”

Ilwareed Online

Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo la dardaarmay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan baryahaan radiga ka maqlaayey walax aan fiicneen oo ah madaxdi intey meel isugu tageen is caayaayaa saasna qaranimo laguma gaaro, ninkaan la sheegaayo Qalbi dhagax oo la leeyahay xornimadoon waaye aniga ma aqaan inuu yahay nin fiican iyo inkale.

Ilaahay towbada hana waafajiyo, tan kale qaranimo laguma gaaraayaa lix madaxweyne, agendahaas hala bado, aduunka meel aan haysano ma leh mid aduun iyo mid aakhiro. Dastuurka ihaahey maahinee dastuur kale ma rabnee kan naga dhaafa.

Gaaladaan aad daba ordeysiin kahara, saan talo maahee ee sidaan naga dhaafa, lix madaxweyn wax taramee, saan qaranimo meehee, dastuurkaan naga daaya, kitaabka ilaahey qaata.

Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo waxyaabo badan ka hadlaayo halkan ka daawo



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: