Daawo: Agaasimaha Duulista iyo Hawada ee Somaliland oo beeneeyey hadalkii madaxweyne Xaaf

Ilwareed Online

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa maalintii doraad aheed ku eedeeyay Dawladda Soomaaliya inay ku xanibtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeisa, mudo 5-Saacadood ah.

Agaasimaha Duulista iyo Hawada ee Maamulka Somaliland Cumar C.laahi Aadam ayaa sheegay inaysan waxba ka Jirin hadalka kasoo yeedhay Axmed Ducaalle Xaaf, Wuxuuna sheegay inuu Shacab ahaan ah uu soo raacay Diyaarada FLY Dubai, Wuxuuna sharaxay sida wax u dhaceen.

Daawo Muuqaalka



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline