var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Daawo: Abwaan Sangub Iyo Waxa U ka Amin san yahay Itoobiya Iyo waxa ay ka yeeli doonto dowladda Soomaaliya

Ilwareed Online

Maxmuud Cabdilaahi “Sangube” oo abwaan aad iyo aad looga yaqaan geyiga Soomaaliyeed, ayaa waxaa uu aad iyo aad uga tiriyaa dhibaatooyinka itoobiya ku hayso ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu horey u saadaaliyey ama uu horey u sheegay in ay soo socoto in geesiyaal soomaaliyeed loo dhiibi doono codowga soomaaliyeed.

Daawo waxaa la Sheegay in abwaanka ay dawlada Itoobiya ay ka dalbatay Dawladihii Somaliya iyo sida uu Abwaan Sangub  U ka Amin san yahay Itoobiya Laftigeeda oo u Kaga Waramayo Waraysi Laga Qaaday Mudo Hore.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.