C/raxmaan Dheere: “Talaabo ayaa laga qaadayaa Diyaaradaha aan marin Nidaamka sharciga Duulista”

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere) ayaa saxaafadda u sheegay in si adag ay ula xisaabtameen Diyaaradaha qaarkood, halka kuwa kelana hada ay si adag ula xisaabatamayaan.