var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Codeynta wareegii labaad oo bilaabatay

Wareegii labaad ee doorashada labada guddoomiye ku xigeen ee golaha shacabka ayaa bilaabatay kadib markii la soo gabagebeeyay wareegii koowaad ee doorashada.

259 xildhibaan ayaa codeynaysa doorashada maanta, iyadoo xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad ay ku tartamayaan xildhibaanada C/wali Sh Ibraahim Muudeey iyo Faarax Sh C/qaadir.

Halka guddoomiye ku xigeenka labaad ay ku tartamayaan xildhibaanada Mahad Cabdalla Cawad iyo C/qaadir Sh Cali Bagdaadi.

AKHRISO  Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Marwo Asli Xasan.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: