var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ciidamo ka wada tirsan DF oo is rasaaseyn ku dhexmartay Degmada Dharkeynleey.

0

1 Askari ayaa ku dhintay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen Kadib is rasaaseyn Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmartay degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.

Wararka ayaa sheegaya in Israsaaseyntaasi ay u dhexeysay 2 Askari oo ka tirsan Ciidanka Minishiibiyada ee Canshuura Uruurinta u qaabilsan Dowladda Hoose.

Lama soo warin sababta ka dambeysay Israsaaseyntaasi Khasaraha geysatay ee Ciidamadaasi Minishiibayada ka tirsan ku dhexmaray degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.

Mana jiro faah faahinno rasmi ah oo ay ka bixiyeen Masuuliyiinta Maamulka degmada Dharkeynleey arrintaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.