var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ciidamada Xoogga dalka oo gurmad u fidiyay qoysas degan agagaarka madaxtooyada

0

Ciidamada Xoogga dalka ee Milateriga gaar ahaan cutubka ilaalada ka ah xarunta madaxtooyada ayaa gurmad u fidiyay qoysas tabaaleysan oo degan agagaaraha madaxtooyada Villa Somalia.

Qoysaskaan oo tiradooda gaareyso ku dhowaad boqol qoys ayaa la guddoonsiiyay lacago ay ciidamada ka jareen mushaaraadkooda.

Deeqda ay bixiyeen ciidamada qalabka sida ee Milateriga Soomaaliya ayaa waxaa ka mahad celiyay qoysaska la siiyay, iyagoona sheegay inay ku faraxsan yihiin ciidamada xoogga dalka oo soo booqday isla markaana u fidiyay gurmad.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.