Ciidamada Mareykanka oo Gantaal Nukliyeer ah ku riday goob ay ku sugnaayeen madax ka tirsan ISIS

Ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa qaaday weerarkii ugu xooganaa oo ku wajahan dagaalyahanada kooxda la baxday ISIS oo ku sugnaa Waqooyi Bari ee dalkaasi.