var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ciidamada Kenya oo sheegay inay Shabaabka ka dileen15-ka mid ah Maleeshiyaadkooda.

Wararka ka imaanya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya deegaanka Catamaa ee Gobolka Gedo oo 100 KM u jirta Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ay ku dileen 15 Dagaalyahan oo kamida Maleeshiyaadka Al-Shabaab.


Afhayeen u hadlay Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay Dileen 15-Al-Shabaab ah kadib Howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degaanka Catamaa ee Gobolka Gedo.
Dhanka kale Howlgalka ayaa Ciidamada Kenya waxaa ku weheliyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.,sidoo kale Al-Shabaab weli ka ma hadlin warka ka soo baxay Ciidamada Kenya ee ah in la tiro Shabaab ah.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: